U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaasidnimo

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA10 xar
1

Xaasid ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale, imiseynu aragnaa ruux xoolo badan heysta oo ladan, laakinse bakhayl ah, dabeecaddiisu xun tahay, akhlaaqdiisu liidato, dad la dhaqankiisu hooseeyo, kuna adeegta been, xan, lug-gooyo, xaasidnimo iyo sifaale kasta oo qaab-daran.

”
“

Somaliland Ee Siyaasiyiinta Soomaaliya, Ma Quudhsibaa, Mise Waa Xaasidnimo?

”
“

Dhibaatadaan ayaa dadka qaarkiis ku sheegaan in uu ka soo jeedo jaahilnimo ama xaasidnimo markaas abuurta naceybka loo qabo dadka ajinabiga ah ee ku nool dalka Koofir Afirka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaasidnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan