Tusaale Dheeraad ah3
β
Shaydaan baa yiri maanta waxaan suuqa u iib geeyey Been iyo Xan, wuxuu yiri beentii waxaa iga iibsaday ganacsato, xantiina waxaa iga iibsaday haween.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
Isrogrog
xumo laga sheego
Xarafka
X Β· XA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
