U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xasilin

Magac Fal
Xaraf XSubg XA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

DFKMG ah oo horey u magacowdey safiiro gaaraya ilaa Sodon ayaa weli xasilin magaalada Muqdisho iyo inta badan Koonfurta Somalia.

”
“

Dowlada Somalia, ayaa sheegtay in lagu xasilin karo dalka ciidamo badan, iyadoo ka dalbaday caalamka in lala soo gaaro 20,000-askari oo dheeraad ah, si kooxda Al-shabaab ay isaga caabiso.

”
“

Madaxweynaha Dowlada KMG ee Somalia Mudane Cabdulaahi Yusuf ayaa la sheegay inuu Cadde Muuse kala hadlay sidii ay dowladiisa u xasilin laheyd shaqaaqooyin ka aloosan gobolada Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xasilin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan