U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xawo1

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Biyaha laboodka; mino; shahwo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ayaanle iyo maxamed iyo mammada xawo duuqow.

”
“

Munaasabadaasi oo aad loo soo agaasimay ayaa waxaa ka haddlay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Dhuusomareeb Xawo Cabdulle Barre waxeyna baaq u dirtay dhamaan haweenka Soomaaliyeed waxayna sheegtay in laga doonayo in ay qeyb qaataan rajo soo celinta dalka.

”
“

Waxa siilka geli kara unugyo xawo inta aan la biyobixin kahor, unagyada xawada ee haraga dhuunta waxey sii geli karaan siilka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xawo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD