U gudub nuxurka bogga
SABAAD

luuq1

Magac Lab
Naxwe-qyo, m.dh
Xaraf LSubg LU4 xar
1

Wadiiqo yar oo aad ciriiri u ah hareerahana guryo ka xigaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Odayaal iyo wax garad reer Gedo ah ayaa ku qul qulaya Degmada Luuq, halkaasoo deegaano ka tirsan ay ka jiraan dagaal beeleedyo.

”
“

Markaas hooyo waliba waxay carruurteeda socod baradka ah ee duleedka la joogi kara baraarka raad baradka ah bartaa luuq heeseedka uu gaadhka kaga haynayo baraarka si ayna dacawadu xoolahooda si dhuumasho leh uga cad-goosan.

”
“

Luuq (AllPuntland) - Dagaal labo beelood ku dhex maray deegaano ka tirsan degmada Luuq ee Gobalka gedo ayaa geystay dhimashada ilaa lix ruux iyo dhaawaca tiro badan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-qyo, m.dh

Xarafka

L · LU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
luuq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan