U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xilkas

Magac Lab
Xaraf XSubg XI6 xar
1

Qof xilka garan og; xildhibaan.

2

Neef irmaan oo madi ah, oo lagu xilbaxo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aadan uu ku tilmaamay xilka qaadistiisa mid ay ka shaqeeyeen kuwo aan xilkas ahayn, kana shaqaynaya dhibaatada inuusan dalku xasilin.

”
“

Waayo sidii lagu xushay ayaan inoo hogaaminayn in dad badan oo xilkas ahi ku soo baxaan.

”
“

Waxaan kala garan la’ahay in muwaadinkaas maal-qabeenka ahi aqooni halkaas dhigtay iyo inay la-taliyeyaashiisu yihiin dad aan xilkas ahayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xilkas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan