Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.u Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.
Waayo maalmo xeel lagaga qaaday wuu ka gubtay maalmo dad xilo ku lihi ka qaadeenna wuu ka gam'i waayay.
Dhibaabaha qaybtiisa labaad ee dhaqanka loo yaqaan oo ku saabsan hantida ama dadka la kala haysto ayaa isna waxa loo kala qaybiyaa xilo iyo xoolo.
Hees kale ayaa iyana waxa midhaheeda ka mid ahaa, “Hooyooy guurkii waa la gaasirayeey, hooyooy gabdhihii waa la gelelefayeey, hooyooy xilo-gube looma gogol-dhigo’eey”.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
X · XI
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag