U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gambo1

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan.

2

Kumi (lacag).

3

Geeso xoolaad oo gadaal u jeeda.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Salaasadii mar la waraystay madaxa Jaamacadda Gollis wuxuu sheegay in aan gambo ka soo galin meel aan ahayn SOMALILAND.

”
“

Waxay hal-hays ka dhigay "Oo maan is-gawraco markaan wiilkan yar ee senti iyo gambo haysan xilo moodayo."

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gambo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan