U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xulan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf XSubg XU5 xar
1

Wax xul lagu sameeyey ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Farmajo, oo la hadlay haween ka kala socday degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in qorshahiisa uu yahay inuu xadido dhaqaalaha DF soo gala, sidoo kalena uusan kusoo xulan wasiirada qaab beeleed.

”
“

Haddaba waxaa loo baahanyahay in PM-ka aan lagu soo xulan qabiil kaliya ee loo fiiriyo aqoon, xirfad ayo shaqa wanaag si xaaladda hadda jirta wax looga baddalo.

”
“

Fiirso Maradona oo goolal dhalinaya Dadka uu xulka u xulan doonana waxaa la tilmaamay inay ka mid yihiin ciyaaryahana u dheela Newcastle eek ala Fabricio Coloccini iyo Jonas Gutierrez.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xulan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan