Tusaale Dheeraad ah3
β
Magacaasu wuxuu siiyey ama u kordhiyey xurmo iyo xushmo gaar ah oo uu ku helay diinta xaggeeda.
ββ
Maxamad Xasan Muumin Dukow & Obama Odeygaan ayaa sheegey in qof walba oo xushmo siinayaan u xiraan dharkaan cad-cad kadibna Obama oo waftgiisa waydisteen gaari lagu tageero guddiga nabadgalyada magaalada Wajeer oo uu madaxda ka ahaa.
ββ
Jowhar(AllPuntland)-Maliishiyada Al-Shabaab ayaa burburiyay Qabuuro ay ku aasnaayeen mashaa'iq xushmo iyo karaamo ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo ku aasnaayeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
X Β· XU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
