U gudub nuxurka bogga
SABAAD

karaamo

Magac Dheddig
Naxwedii.
Xaraf KSubg KA7 xar
1

Heybad Ilaah siiyo qof cibaado badan.

2

(-ooyin, m.l) Arrin la yaab leh oo aan lagu fasiri karin xeerarka dabiiciga ah, oo Eebbe ku mannadeysto awliyadiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jowhar(AllPuntland)-Maliishiyada Al-Shabaab ayaa burburiyay Qabuuro ay ku aasnaayeen mashaa'iq xushmo iyo karaamo ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed kuwaasi oo ku aasnaayeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe.

”
“

Takoorku waa dulayn iyo karaamo-dil qofka cirdigiisii iyo sharaftiisii hoos loo dhigo, lagana duudsiyo xuquuqdii uu bulshada ku dhex lahaa, laga fogeynayo bulshada inteeda kale xag dhaqan, dhaqaale, feker, siyaasadeed iyo xag kartiyeedba.

”
“

Si qaranimadeenii u soo noolaato, si aan uga biskoono cudur-bulshadeedka dilaaga ah, si aan u badbaadino dadkeena meel kasta ku tabaalaysan, si aan u helno sharaf iyo karaamo waxan u baahan nahay in aan fahanno hoggaaminta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

dii.

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
karaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan