U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yeerin

Magac Fal
Xaraf YSubg YE6 xar
1

.dh yeeri.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xildhibaanka oo wax laga weydiiyay eedaha loosoo jeediyay ayaa ka gaabsaday, wuxuuse sheegay inuu arkay warqadaha dacwada ah ee laga gudbiyay, balse aanay dowlada Kenya u yeerin.

”
“

Waxay iisoo ururiyeen iyagoo hadalkii boobsiis ku wadaagaya “Waxba meesha looga ma yeerin ee isagaa nolosha dibedda ka soo cawday oo qaylodhaan soo dirsaday.”

”
“

Cismaan Cilmi Boqore Qaar ka mid ah Xildhibaanadii ee soo gaaray Puntland ayaa durba la xiriiray Boqore si ay u hubiyaan in warkani uu yahay mid xaqiiq ah hase ahaatee waxa uu Boqore iska fogeeyey in marnaba aysan kasoo yeerin hadalo caynkan oo kale ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

Y · YE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yeerin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan