Tusaale Dheeraad ah3
β
Dadkii ciyaartaas ka qeybqaadanayay ayaa markii qaraxaasi dhacay durba kala yaacay oo ku kala dareeray goobtii ciyaartu ka socotay iyagoo aad u naxsan waxaana la sheegay in mid ka mid ah dadkaasi dhaawiciisa uu aad u daran yahay.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
D Β· DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
