Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.u Qoryo xalleefsan oo si gaar ah loo qoro oo laga sameeyo qalabka guryaha sida, sariiraha, kuraasta, albaabyada, miisaska iwm.
Warqad ( Ingiriis : Paper) waa shey ama walax khafiif ah oo fidsan lagana sameeyo alwaax, cows iyo qeeybo kale oo dhirta ah.
Jikaarkii iyo dagaalkii markii xumaha loo jeeftey, jajab iyo alwaax bay noqdeen jananadiisiiy’e.
Leeb iyo Qaanso ( ingiriis : Arrow-Bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.
Baro naxwaha Magac Lab/Dheddig →
m.l/dh
Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)
A · AL
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag