Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Qalab ka samaysan ul iyo wax la mid ah, oo lagu nadoocshay xarig labada af lagaga xiray, oo leebka iyo gammuunka laga gano.
Summad loo adeegsado ah hadalka ama codadka intooda kale, sababa kala duwan awgooda: qaansooyin deriley: {}; qaansooyin geesaley: []; qaansooyin bileed: ().
Qaanso ( carabi : قوس taliyaani : arco ingiriis : bow) waa ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.
Qaanso Waa xariiq is wadata oo dul saaran qeyb ka mid ah goobada.
Leeb iyo qaanso ( carabi : القوس والسهم taliyaani : freccia ed arco ingiriis : arrow and bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.
Baro naxwaha Magac Dheddig →
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
-ooyin, m.l
Q · QA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag