Tusaale Dheeraad ah3
β
Mas'uuliinta Maraykanku waxay aaminsan yihiin in waqtigaas wixii ka dambeeyay uu Zarqaawi wakiil uga noqday Ururka Al-Qaacida dalka Ciraaq, uuna xiriir la samaystay dhaqdhaqaaqa Ansaar Al-Islaam oo ah koox Kurdi ah oo ku hubaysan waqooyiga Ciraaq.
ββ
Waxay ugu dambayntii hashii fadhiisatay oo uu ku degay meesha masaajidkiisa uu ka dhisay oo ay degganaayeen reer bini Cabdinajaar oo Ansaar ka mid ahaa, Nabiga aabbihiina reer abti u ahaa.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
nnk
Xarafka
A Β· AN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
