U gudub nuxurka bogga
SABAAD

abti

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh /-iyaal, m.l/dh
Xaraf ASubg AB4 xar
1

Haweeney carruurta ay dhashay waxa uu walaalkeed u yahay.

2
3

u.j. wiilka aan abtiga u ahayow!; gabadha aan abtiga u ahayey!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilmo Abti ina abti ( ingriis : cousin) waa qofka uu abtigaa dhalay wiil iyo gabadh waxay tahay ba.

”
“

Qaraxa lagu dilay wasiirka oo mas’uuliyaddiisa ay sheegatay Xarrakatul Shabaab ayaa waxaa fulisay gabar la sheegay inuu Abti iyo Adeer u ahaa taasoo guriga la joogtay, isagoo u dhintay dhaawacyo culus oo weerarkaas kasoo gaaray.

”
“

Waxaana dhici jirtay in labadii qoys ama qabiil ee maalmo ka hor is tirtirayay ay dib isku tarmiyaan oo abti, adeer, eeddo, aayo iyo ehelo ay wada noqdaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh /-iyaal, m.l/dh

Xarafka

A · AB

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
abti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan