U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qoqoban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf QSubg QO7 xar
1

Xero, aqal iwm wax la qoqobay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Waxa xasuus iyo magacba mudan sida la yaabka leh ee aad u fur-furtay siyaasaddii aad moodaysay inay kala qoqoban tahay adigoo albaabada u furay dhinacyo badan oo kala aragti fogaa, waana ta loo baahan yahay, dalka iyo dadkana dhaqaysa.

”
“

Waxay isku haystaan Adhi xayeesh ah oo ugu jira xero weyn oo kala qoqoban, oo diif iyo darxumo ka muuqato, oo aan garanayn in Dhidar iyo Weere isku haystaan, oo uu mid kastaaba leeyahay anigaa adhiga raacaya oo meel tigaadle furaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qoqoban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD