1
Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Sidoo kale qoyskiisa cidda uu doono iyo qofka uu yidhaahdo hala iigu yeedho waa loogu yeedhi jiray oo way wada hadli jireen, weliba mar uu yidhi Boqorad Taanay ha ila joogto meeshayda waanu u yeelay oo waxaanu ku nidhi hakula joogto.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B · BO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
