2
Isku darka labada lambar ama ka badan oo loo qaybiyo mid ka mid ah, tirada ka soo baxda. celcelis-joometeri m.l (xis.) C. j.iyeed ee "n" xaddi waa xidid "n" - jibbaarka tarankooda. celceliska heerka badda (C.H.B.) celceliska heerka badda (C.H.B.) m.l (juqr.) (C.H.B.) Celceliska heerka badda, marka laga xisaabiyo indhaindhayn badan oo la sameeyay muddooyin isla eg gudahood.
Tusaale Dheeraad ah3
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-syo, m.dh
Cilmiga
Xisaab (xis.)
Xarafka
C · CE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
