Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Bul jilicsan, cad, loo isticmaalo siyaabo badan, dharkana laga samaysto oo uu dhalo geed ka baxa kulaylaha; suuf.
Cudbi la kala filqiyey sidiisii ayey hawada hoose u eg yihiin.
Haddii aad haysato baandhays ama cudbi waad isticmaali kartaa haddii aanad haysan isticmaal marada ugu nadiifsan.
Tan saddexaad qofku wuxuu istimaali karaa dhar 100% ka samaysan cudbi iyo waxyaalo kale oo dhir ahaan u baxa, halka uu ka isticmaali lahaa dhar laga sameeyay waxyaabo aan dabiici ahayn (Artificial), oo hadhaagoodu uu waxyeelo u keeno degaanka.
Baro naxwaha Magac Lab β
m.l
Magac Lab (m.l)
C Β· CU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag