3
Dil.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhiig-karka, waxaa lagu daweyn karaa dawooyin casriya oo heerka dhiiga ku celiya halka aan waxyeelada u lahayn qofka.
”“
Dhurka waxa looga jeedaa wixii dhiig ama gacan-ka-hadal ku saabsan ee madasha geedka la keenay ee la xukumayo, dhaqankana waxa looga jeedaa wixii ku saabsan hanti ama dad la kala haysto ee ku kala maqan labada dhinac ee wax kala tirsanaya.
”“
Hase ahaatee ciidamada Mariiniska Mareykanka waxaa ay isku dayeen in ay badbaadiyaan laakiin dhiig bax badan wey geeriyoodeen dhamaantood.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
DH · DHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
