U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doorsoome

Magac Lab
Naxwe-mayaal, m.l/dhXisaab
Xaraf DSubg DO9 xar
1

Xaddi isbeddela sida x oo u taagan xaddi dahsoon ama aan la aqoon, badanaaba ah tiro. Tusaale ahaan: 3y - 1= 8, y waa doorsoome. doorsoome-ku-xiran m.l (xis.) Haddii y ay tahay fansaarka x, taas oo, haddii fansaarka hal qiime oo y ah uu ku aadayo qiime kasta oo x ah, markaa ay waa doorsoome ku xiran. doorsoome-madaxbannaan m.l (-mayaal ..., m.l/dh) (xis.) Isleeqta y = f(x), doorsoomaha la geshaha ah ee x.

Tusaale Dheeraad ah1

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-mayaal, m.l/dh

Cilmiga

Xisaab (xis.)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doorsoome - sawirka la wadaagga

La Wadaag