Tusaale Dheeraad ah3
“
Inamadii UFO horaantii sannadkii 1981-kii ayaa la taagay maxkamaddii bad-baadada ee taliskii Siyaad Barre, iyaga oo ku eedaysan inay sameeyeen urur qaran dumis ah, waxaana eedayntooda loo cuskaday qoddobadii dilalka ee xeerarkii maxkamaddaa.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
