Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.dh dumi.
Gadaal ka gaar, goob dumis sow lama odhan jirin!
Hase yeeshee arrintani markii dambe waxay isu rogtay Qaran Dumis, sababo aan gadaal ka arki doono dartood.
Si kasta arrinku ha ahaadee waxaan shaki lahayn in Soomaali oo dhammi ay ka qayb qaadatay burburkii qaranka, ha la kala badsadee, dhammaantoodna ay yihiin qaran dumis, maantana aan weli diyaar loo ahayn dib u dhiskiisa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag