U gudub nuxurka bogga
SABAAD

eedaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf ESubg EE8 xar
1

Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inamadii UFO horaantii sannadkii 1981-kii ayaa la taagay maxkamaddii bad-baadada ee taliskii Siyaad Barre, iyaga oo ku eedaysan inay sameeyeen urur qaran dumis ah, waxaana eedayntooda loo cuskaday qoddobadii dilalka ee xeerarkii maxkamaddaa.

”
“

Ninka labaad ee la magacaabay waa Naveedul Xasan oo ku eedaysan Qaraxii Qunsuliyadda Maraykanka ee Baakistan.

”
“

Stankovic oo 33-jir ah, wuxuu ka mid yahay 8 Seerbiyiinta Boosniya ah oo ku eedaysan kufsi, qaar ka mid ah hore ayay maxkamadda Hague ugu xukuntay xadhig dheer oo xabsi ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

E · EE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
eedaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan