Tusaale Dheeraad ah3
β
Adigu Guddoomiye-ku-xigeenkii koowaad ayaad tahay ma ballanqaadaysaa in shirka hadhay ee xisbigiina oo lagu dooran doono murshaxiinta Madaxwaynaha iyo ku-xigeenkiisa uu si guul leh ku dhammaan doono?
ββ
Degmada Yaqshiid oo ah goobaha sida ba'an ay uga howlgalaan kooxaha ka soo horjeeda dowlada ayaa sidoo kale horey u diley sadex Guddoomiye ku-xigeen ee degmadas.
ββ
Guddoomiye cusub oo loo doortay xidhiidhka Kubadda cagta Somaliland Hargeysa (Jam)- Kulan lagu dooranayey Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland oo ay ka qaybgaleen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaa..
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yayaal, m.l
Xarafka
G Β· GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
