Tusaalooyin
β
Illaa Cali waa geesi!
βTusaale Dheeraad ah3
β
Abuu Mansuur ayaa cadeeyey in ciidamada Ethiopia xoog uga saari doonaan gudaha Somalia, isla markaana aysan joojin doonin dagaalada ay kula jiraan ciidamadaasi illaa ay ka saaraan gabi ahaanba gudaha Somalia.
ββ
Dhammaadkii 1995kii ayuu ii sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Soomaliland uu noqon doono nin la yidhaahdo Daahir Riyaale, waan iska illaaway sheekadii illaa 23kii Februery 1997kii aan ku waabariistay Riyaale oo Madaxweyne ku xigeen u ah Cigaal.
ββ
Dhallinta qurbuhu waxay sabab u noqdeen guuldarrada waxbarasho ee kala soo gudboonaata dugsiyadooda illaa heer dugsi sare.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Erey Dhawaaq (e.d)
Isrogrog
2
Xarafka
I Β· IL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
