Tusaale Dheeraad ah3
“
Cudurka Faaligu wuxuu dhacaa marka ay dhibaato gaadho qayb ka mid ah maskaxda, dhibaatada oo ay keento marka dhiiga u socda unugyada iyo xubnaha maskaxda uu hakad ama joogsi uu ku dhaco.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
J · JO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
