U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hakad

Magac Lab
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Joogsad yar oo wax soconayey sameeyaan.

2

Astaan qoraal oo kala qoqobta ereyada iyo weeraha. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdulahi Cisman ayaa xusey dhinaca kale inuu xiriir la sameeyey madaxda TV-gaan balse taleefanada ka xirteen taasna sababtey in hakad la galiyo howlahooda.

”
“

Howlaha Marsada ayaa hakad la geliyay, iyadoo shaqaalaha ka howl gala lagu amray in ay soo xaadirin howshooda muddo labo maalmood ah sida ay sheegeen Saraakiisha Dekeda.

”
“

Dhaqtarkan oo magaciisa ka gaabsaday sababo amaan ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dalka Itoobiya ay weli dhufeysyo ugu jiraan Isbitaalka Al-Xayaat iyadoo mararka qaar howlaha Isbitaalka soo fara gashanaya taasoo uu sheegay iney hakad gelisay howlihii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hakad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan