Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
.u Cayayaanka duula nooc ka mid ah oo qaarkeed ay keento cudurro xunxun oo ay duummada ka mid tahay; dhilmaanyo.
Kaneeco ama Dhilmaanyo waa bahal yar oo ka dhashto, cooska.
Kaneeco aad u farabadan oo gabood ka dhigan jirtay dhirta isku dhafanka ee goobtani caanka ku ahayd.
Kaneecooyinkan oo isugu jira laba kaneec iyo afar kaneeco sida la sheegay waxa la qabtay, iyaga oo diyaarinaya hawl-gal ay ku qaniinayaan madaxweynayaasha Faraaska iyo Biridaaniya.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
c.nafl.
K Β· KA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag