Tusaale Dheeraad ah3
β
Madaxweynaha ayaa uga digay ciidamada inay adeegsadaan fikrado guracan oo ay ka mid yihiin inay hubka iyo qoryaha la siiyo ka iibsadaan mucaaradka, isagoo sheegay in taasi ay tahay khiyaano Qaran, askarigii lagu helana talaabo laga qaadi doono.
ββ
Xidhibaano ka hadlay heshiis badbeed Xildhibano ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga jawaabay heshiis dhanka badaha ah oo dhexmaray dalalka Somalia iyo Kenya, kaasoo ay ku tilmaameen mid khiyaano ah.
ββ
"Heshiisku wuxuu ahaa mid khiyaano ah oo lagu afduubayay Ahlusuna, waxaana cadeynaynaa inaanan aqoonanayn, mana nihin mucaaradka Dowlada Somalia" ayuu yiri Abu-Zakriya.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
KH Β· KHI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
