U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khayaano

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHA8 xar
1

Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale waa in uu noqdaa mid ka fog eex, khayaano, quursi, qabyaalad, iyo dano shisheeye.

”
“

Saaxiibkiis waxa uu ahaa shaqsi afmishaarnimo iyo xeelad khayaano looga dambeeyo Arrintu si kastaba ha’ahaatee,Warsame waxa uu maalin cad ka baxay magaaladii uu ku noolaa kana dhexbaxay bulshadii uu ku lahaa sumcadda iyo sharaftaba.

”
“

Waxaan aad iyo aad uga digayaa in ay doorashadu noqoto mid ku dhisan: khayaano, been abuur ama xoog ku muquunin, in ay arrintaasi keenayso dhibaato iyo dagaallo baa-bi’in kara jiritaanka dadka iyo dalka reer Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khayaano - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan