1
Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Run ahaantii, waxaa i sii qiiro geliyo markaan arko dad maato ah oo hooygoodii ka qaxaya iyadoo aysan jirin cid u maciinaysa amaba ka naxaysa.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
M · MA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
