Tusaale Dheeraad ah3
“
“Warqaddaha Cumar Abokor Taani (Wakiilka Ganacsade Mulac), uma muuqdaan wax, wax lagu mulkiyi karo, sidaa daraadeed lahaanshaha dhulkan, waxa loo aqoonsaday Shuun Aadan Nuur, waxaana la farayaa Guddoomiyaha Waaxda Axmed Dhagax inuu fuliyo go’aankan.”
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-cyo, m.dh
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
