Tusaale Dheeraad ah3
“
Xarunta Bankiga Dhexe ee Dawlada Soomaaliya ayaa saaka waxaa soo buux dhaafiyay boqolaal ruux oo mushaar soo doontay, kuwaasoo ahaa shaqaalaha Wasaaradaha Dawlada.
”“
. Mushaar ka qaadashada UNDP: Kaalmadda dibadda oo ay gacanta ku hayso hay’adda UNDP oo mushaaraadka xildhibaanadda, wasiisradda, booliska iyo shaqaalaha dawladda si toos ah u bixisa ayada oo aan soo marin hay’adaha shaqada ku leh ee dawliga ah.
”“
Muqdisho (AllPuntland) - Wasaarada Maaliyada Dawlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta howlo mushaar qeybin ah u bilowday Shaqaalaha Dawlada u shaqeeya.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
