U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mushaaro

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU8 xar
La Mid AhmushaarMagac Lab
1

Lacagta qof hawl uu qabto laga siiyo bishii.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ilaa iyo hadda maalin kali ah ma helin wax mushaaro ah, iyo xuquuqda shaqaaluhu leeyihiin.

”
“

Ilaa iyo hadda maalin kali ah ma helin wax mushaaro ah, iyo xuquuqda Waxa ka sii daran taa, labadii todobaadba mar ayaan Hargeysaiyo Gebiley kala laba noqdaa oo ay kabihii igaga dhamaadeen.

”
“

Mar uu ka hadlayay xaaladda Baarlamaanka, waxa uu sheegay inay ka mid tahay sababta uu ugu yeerayo Xildhibaanada oo uu sheegay inaanay wax mushaaro ah helin muddo dhowr bilood ah, kadib markii sida uu sheegay ay dhaqaalihii joojiyeen hay'adda UNDP.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mushaaro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan