Tusaale Dheeraad ah3
“
Jamaal asxaabtii joogtay arooskiisii Jeddah ka dhacay waxay ugu hambalyeeyeen sida uu u soo xushay Luul oo ay kala aragti noqdeen markii ay arkeen inay leedahay muuqaal inaneed oo aragtidiisu ay inta badan keeni karta in raggu xaggeeda indhaha la raacaan.
”“
Shariif ma ahan mid isbedel weyn keenaysa, maadaama nabadaynta Soomaaliya aanay weli fari ka qodnayn, shidaduna waxay ahaan doontaa mid sii socota, iyadoo marba muuqaal iyo magacyo cusub la soo baxaysa.
”“
Pirsom waxay soo bandhigaysaa dhaqanka soomaalida iyada oo adeegsanaysa maqal, muuqaal, dhadhan iyo dareenba.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
M · MU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
