Tusaale Dheeraad ah3
“
“150-ka nin ee Ciidanka nabadgelyada Boorama lagu sheego, 35 waa haween lagu bedelay ragoodii ama inamadoodii, 45 waa Odayaal soo shaqaynayey ilaa xilligii gumaysigii Ingiriiska, 20 waa Arday, 28-na waa Naafo iyo Bukaan-socod.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
N · NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
