Tusaale Dheeraad ah3
β
Si kastaba ha ahaatee kooxda Northern Stars waxay ciyaartaas u geysatay kooxdii ka socotay London, khasaare aad u weyn, waxaanay kaga badisay natiijo aad u sareysa oo ahayd 5-0, sidaasna ay ugu soo baxeen ciyaartii kama-dambaysta ahayd ee koobka.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
N Β· NA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
