Tusaale Dheeraad ah3
“
Dhacdooyinka kale ee lama ilaawaanka ah waxa ka mid gubiddii Banka Diida Waaleed (Ban Geri, Jigjiga) 1952, xasuuqii Dhagaxbuur (Nasrullaahi), dagaaladdii Olol Diinle (Mustaxiil)gubiddii Eeshaca ee horaantii lixdankii iyo meelo kale oo badan.
”“
Markii aanu magaaladii Ceerigaabo soo galay odaygii aabahay wuxuu fadhiistay maqaaxi, ka dibna odayaashii makhaayadda fadhiyey ayaa odaygii ku yidhi, "Waar Olol ma xalay baad soo guuraysay".
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo, m.dh
Xarafka
O · OL
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
