1
Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ninbaa waxa uu lahaa qaali geela wax adduuna, hase yeeshee nacabyaa ku soo duulay, kana qaaday, ka dib waxa isugu darsamay ciil, caloolyaw, cadho iyo caydhnimo.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
3
Xarafka
Q Β· QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
