Tusaale Dheeraad ah3
“
Ciidamada saldhiga waxaa ka muqday daal, niyad xumo, is necbeysi dhexdoda ah iyo daryeel la’aan mudo daashatey waxayna u baahan yihiin in dhaqan celin lagu sameeyo, si mooralkooda dib loogu soo celiyo ayey ku haminayaan dadka deegaanku.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
N · NI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
