1
Jaranjaro.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Ragga Cabdillaahi ka midka yahay ee horbooda siyaasadda Soomaaida qabiilka waxa ay u adeegsadaan sida sallaan ay ku gaadhaan dantooda.
ββ
Suugaanta oo ah shay aad uga qayb qaata colaada iyo Nabadaba, suugaantu in ay qayb wayn ka qaadato dagaalka waxaa kuu cadaynaya Markuu lahaa Sallaan carabay ( Afku Wuxuu la xoogyahay Magliga Xawda kaa jaro e).
ββ
Waxa kale oo ka mid ah xidhiidhka wanaagsan ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya oo ah mid keenay in ay Itoobiya marar badan Somaliland u noqoto sallaan badhitaaraya dhaqdhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee Somaliland ku raadinayso ictiraafkeeda.β
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-aamo, m.dh
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
