1
Jaranjaro.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxa kale oo ka mid ah xidhiidhka wanaagsan ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya oo ah mid keenay in ay Itoobiya marar badan Somaliland u noqoto sallaan badhitaaraya dhaqdhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee Somaliland ku raadinayso ictiraafkeeda.β
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-aamo, m.dh
Xarafka
S Β· SA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
