Tusaale Dheeraad ah3
“
Hadal kooban oo uu xafladda ka jeediyayna, wuxuu si wayn ugu amaanay Dr’s Adna Aadan oo uu ku tilmaamay in ay tahay Shakhsiyad astaan u ah horumarka.
”“
Marxuumka Ilaahay ha u naxariistee wuxuu lahaa shakhsiyad naadir ah oo dulqaad iyo dabeecad sami ku aroorta, waxaanse aad uga xumahay taswiirtiisii oo aanan maanta gacanta ku haynin.
”“
Waxay inala sugeen intii Siyaad Barre maleegayey haddimaddii ina gaadhay, isagoo ahaa shakhsiyad jaahil ah sida la xusana bilowgiiba cadaystay qabyaaladda.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
SH · SHA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
