U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulqaad

Magac Lab
Xaraf DSubg DU7 xar
1

Dhabta oo loo adkaysto; sabir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

J: Xukuumaddu way leedahay awood ay wax kaga qabato nabad-gelyada, laakiin inta aad dareemaysaan waxa weeye dulqaad iyo odaytinimo ayaanu wax walba ku tix-gelinaynaa, annaga oo doonayna in aanay inaga baabi’in dimoqraadiyadda aynu ku dhaqannaa.

”
“

Dadka Soomaaliyeed dulqaad umma hayaan hadda dhibaatadii horay dalka uga jirtay, maxaa yeelay muddadii kumeelgaarka waxaa ka haray wax aan sannad kabadneen.

”
“

Waxaanu dulqaad u leenahay dhaliisha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulqaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan