1
Wax lagu kaco oo xaqa weydaarsan; waxyeello; gardarro; xumaa-to.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Madaxweyne-kuxigeenka oo hore uga tirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland, waxa uu hore kormeer u galaabixiyey Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, kaas oo dadweynuhu ay aad uga cawdaan adeeggiisa, tacaddi badanna ay ka tirsadeen dadka danyarta ah.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
T · TA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
