1
Iin; cillad.
Tusaale Dheeraad ah3
β
Waxaa weli ka socda Villa Somalia, kulammo lagu turxaan bixinayo khilaafka ka jira magacaabidda golahan, iyadoo muranka xooggiisa uu yahay xubno horay uga mid ahaan jiray dowladihii hore oo diidan in laga reebo xukuumadda.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
T Β· TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
