1
Ceeb ama wax kale oo qiimaha wax leeyihiin hoos u dhiga. iin-cufaad m.dh (kiim.) Cufka u dhigma tamarta isku haysa bu'da atamka. Qiimaha tamartaas waxa lagu heli karaa adoo adeegsada isle'egta Anistan E = mc2 (taas o E = tamarta, m = cuf, c = xawaaraha ileyska). Cufkaasi waxa lagu helaa faraqa cufka bu'da iyo wadarta cufafka borootoonnada iyo niyuutaroon-nada.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Dadka aad xilka wasiirnimo aad u magacaabaysanaa waa in ay ahaadaan masuuliyiin tayo leh oo aan noqon, kuwo noqda (keeneebaa cir weyn) isla markaana musuq maasuq lahayn iin sidii kuwii hore uga aragnay ee masuuliyiinta u ahaa shacbi weynaha ku nool JSL.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
iimo, m.l
Cilmiga
Kimisteri (kiim.)
Xarafka
I · II
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
